RW Khayre oo soo gebagebeeyey safarkiisii Magaalada Gaalkacyo (Halkuu ku sii jeedaa)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maalmahan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta markii 3aad Labo todobaad gudahood dib ugu laabanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud. Ilaalada Ra’iisul Wasaaraha iyo qaar ka mid howl-wadeenada xafiiskiisa ayaa saaka gaaray Dhuusamareeb waxaana sida qorshuhu yahay Ra’iisul wasaaruhu safar dhanka cirka ah ku tagayaa Dhuusamareeb. Khayre … Continue reading RW Khayre oo soo gebagebeeyey safarkiisii Magaalada Gaalkacyo (Halkuu ku sii jeedaa)